baroganacsi.com

Baro waa maxay ganacsi, muhiimada uu u leeyahay nolosha bulshada iyo qaababka ganacsiga sida Sole Trader, Partnership, Limited Company iyo Cooperative.

Baro waa maxay ganacsi, muhiimada uu u leeyahay nolosha bulshada iyo qaababka ganacsiga sida Sole Trader, Partnership, Limited Company iyo Cooperative.

Waa maxay ganacsi Hordhac: Muhiimada ganacsigu ku dhexleeyahay nolosha bulshada. Ganacsigu waa tiir aasaasi ah oo laf dhabar u ah jiritaanka nolasha sidoo kale waa mashiinka dhaqaajiya nolosha bulshada. Hadii uusan jirin ganacsi, noloshu way istaagi lahayd, madaama baahiyaha daruuriga ah ee bini’aadamka aan la dabooli Karin ganacsi la’aantii. Sidaa owgeed, ganacsigu wuxuu ku dhisanyahay […]